NAGU SAABSAN

Waxaan Ka dhigeynaa barashada iyo waxbariddu mid wax ku ool ah anagoo dhiirrigelineyna ka-qaybgal firfircoon iyo iskaashi ardayeed.

WAX NAGA OGOW

Dunida Academy

Dunida Academy waxaa la aasaasay iyadoo hal ujeeddo oo cad laga leeyahay waana in la gaarsiiyo waxbarasho tayo leh oo dijitaal ah arday kasta oo Soomaaliyeed.

Waxaan aaminsanahay in aqoontu ay tahay saldhigga fursadda, isla markaana marka dhalinyaradu helaan xirfado sax ah oo ay kudhisan karaan ganacsiyo, abuuran karaan shaqooyin, oo ay beddeli karaan bulshadooda.

Akadeemiyaddeennu waxaa dhisay macallimiin, ganacsato, iyo khubaro dijitaal ah oo si dhab ah u fahmaya caqabadaha ay la kulmaan ardayda Soomaaliyeed — sida helitaanka koorsooyin xirfadeed oo xaddidan, fursado shaqo oo yar, iyo kharashaad waxbarasho oo sarreeya. Taasi waa sababta aan u abuurnay madal waxbarasho oo 100% online ah, taasoo bixisa koorsooyin jaban, oo tayo leh   oo dabacsan oo qof walba ka qayb gali karo meel kasta oo uu joogo.

Laga bilaabo Suuq-geynta Baraha Bulshada ilaa fahamka taatikada kubada cagta, Naqshadaynta Website-yada iyo Tafatirka Fiidiyowga.

barnaamij kasta oo ka tirsan Dunida Academy waxaa loo sameeyay in uu ku siiyo xirfado dhab ah oo kuu horseedaya natiijooyin dhab ah — xirfado aad ku kasban karto dakhli, kor ugu qaadi karto xirfaddaada, una beddeli karto noloshaada.

Waxaan nahay wax ka badan dugsi online ah. Waxaan nahay dhaqdhaqaaq ay hogaaminayaan arday iyo xirfadlayaal Soomaaliyeed oo si wadajir ah u dhisaya mustaqbal dijitaal ah oo adag.

Our Mission & Vision

Our Vision

To become Somalia’s leading e-learning platform, inspiring a new generation of skilled, confident, and independent digital learners who build a better future for themselves and their communities.

Our Mission

To empower Somali learners with practical digital skills and affordable online education that create opportunities for work, business, and personal growth — anytime, anywhere.

Our Courses

Our e-learning programs are carefully developed to be a vehicle for growth — combining theory with hands-on experience. Whether you want to grow your business, upgrade your job skills, or start something new, Dunida Academy helps you get there.

Frequently Asked Questions (FAQ)

Have questions about Dunida Academy? We’ve answered the most common ones below to help you get started. Learn how to enroll, what you’ll gain, and how our online learning system works — everything you need to know before joining your first course.

Dunida Academy waa madal waxbarasho online ah oo bixisa koorsooyin iyo tababaro, si ay dhalinyarada Soomaaliyeed ugu tababarto xirfado dhanka xirfadaha kala duwan . Ujeedkayagu waa inaan kaa caawinno inaad barato xirfado kaa caawinaya shaqo abuur, ganacsi, iyo horumar shaqsiyeed.

Si fudud ayaad iskaga diiwaan gelin kartaa booqo bogga https://dunidaacademy.com/courses/. Kaddib, eeg koorsooyinka la heli karo oo guji “Enroll Now”. Marka aad sameysato akoon , nagala soo xiriir whatapp ka qeybta hoose ee website ka saaran, isla markiiba waxaad heli doontaa casharrada, fiidyowyada, iyo agabka waxbarasho oo dhan.

Haa! Arday kasta oo dhammaysta koorsada wuxuu helayaa shahaado dijitaal ah oo rasmi ah oo ay bixiso Dunida Academy, taas oo aad ku dari karto CV-gaaga, LinkedIn, ama codsiyada shaqo.

Dabcan! Waxaad ka daawan kartaa casharro, ka qeyb qaadan kartaa imtixaano, oo aad soo dejisan kartaa agabka waxbarashada adigoo adeegsanaya telefoonkaaga, tablet-ka, ama kombuyuutarka — meel kasta iyo waqti kasta.

Koorsooyinkayaga waxaa dhigaya macallimiin Soomaaliyeed iyo khubaro caalami ah oo leh waayo-aragnimo dhab ah. Waxaad ka baran doontaa dad ku guuleystay xirfadahooda, kuwaas oo fahmaya baahida iyo caqabadaha ardayda Soomaaliyeed.

Nagala soo xiriir WhatsApp ama naga soo wac lambarka: +252 61 0390216