Sidee ufalanqeyneysa Ciyaaraha Kubadda Cagta?
About Course
Falanqaynta kubadda cagta waa cilmiga lagu fahmo sida kooxuhu u ciyaaraan, sida ciyaartoydu u dhaqaaqaan garoonka, iyo sababta ay natiijooyinka ciyaaraha u dhacaan sida ay u dhacaan. Waa isku darka xog, aragti iyo faham tactical ah oo kuu oggolaanaya inaad si qoto dheer u akhrido ciyaarta.
Koorsadani waxay kaa caawin doontaa inaad noqoto:
Falanqeeye ciyaareed xirfad leh
Tababare fahmaya qaab-dhismeedka iyo formation-yada
Ciyaaryahan ama taageere leh faham tactical qoto dheer
Course Content
Cutubka 1AAD
-
Maxaad kubaraneysaa Koorsadan ?
01:47 -
HORUDHACA 1AAD Sidee loo Falanqeeya ciyaaraha ?
07:35 -
HORUDHACA 2AAD Boosaska kala duwan ee Laacibiinta
04:47
Cutubka 2aad
Cutubka 3aad
Cutubka 4aad
Cutubka 5aad
Student Ratings & Reviews
No Review Yet